Siyaarada Sheikh Cabdiqaadir Jiilaani Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaarada Sheikh Cabdiqaadir Jiilaani Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
October 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xuska siyaarada sheikh cabdiqaadir jaylaani oo ahaa caalam wayn oo diinta islaamka faafinteeda door wayn ku lahaa ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa iyadoo sanadkasta xuskan lagu qabto caasimada somaloiland

Siyaarada sheikh cabdiqaadir Jaylaani ayaa waxaa kazoo qaybgalay culimo awdiin masuuliyiin, madaxdhaqameedk iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS