|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirkaduhu Waxay Ku Dhisan Yihiin, Waa Danyarta, Halkaa Waxa Lagu Gaadhay, Ilayn Lacagtan Guryihiina Kala Maydaan Iman, Dibadna kalamaydun Iman, Dadkaad ka Hesheen, Markaa Waa In loo Tudhaa Oo Wax Lagu Celiyaa”Madaxwayne Biixi.
October 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo ka qaybgalay munaasibada xadhiga lagaga jarayay guryo casri oo ay dhistay shirkada kaabsan oo kamid ah telesom group ayaa shirkadaha ugu baaqay in ay dadka danyarta ah ee ka heleen lacagta wax ku celiyaan oo ay utudhaan. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa shirkahan usoo jeediyay in ay dhisaan guryo ay danyartu iibsan karto HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweyne Silaanyo Oo tobabar U xidhay Cutubyo Ka Tirsan Ciidammada Xeebaha Somaliland, kormeerna K... : An open letter to President Silanyo from Somaliland Focus (UK) on events involving Hubaal newspape... DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|