|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirkaduhu Waxay Ku Dhisan Yihiin, Waa Danyarta, Halkaa Waxa Lagu Gaadhay, Ilayn Lacagtan Guryihiina Kala Maydaan Iman, Dibadna kalamaydun Iman, Dadkaad ka Hesheen, Markaa Waa In loo Tudhaa Oo Wax Lagu Celiyaa”Madaxwayne Biixi.
October 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo ka qaybgalay munaasibada xadhiga lagaga jarayay guryo casri oo ay dhistay shirkada kaabsan oo kamid ah telesom group ayaa shirkadaha ugu baaqay in ay dadka danyarta ah ee ka heleen lacagta wax ku celiyaan oo ay utudhaan. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa shirkahan usoo jeediyay in ay dhisaan guryo ay danyartu iibsan karto HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo Si Adag Uga Hadley Madaxtooyada Cusub ee Ay Dhisayso Xukuumada Muuse Bi... DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. DAAWO;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Taliska Guud Ee Ciidank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|