Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Sheegay In Magaalada Qasa Lagu Riday Hub Halis Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Sheegay In Magaalada Qasa Lagu Riday Hub Halis Ah
October 17, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Sheikh cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada somalida ee ku dhaqan dalka Canada ayaa sheegay in dawlada israa,iil falastiiniyiinta iyo magaalada qasa ku rideen rubuc kamid ah hubka nukniyeerka kaasi oo halis galin kara dadwaynaha reer qasa.

COMMENTS
LINKS