Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay
October 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaaarkamid ah qoyskaskii dhawaan laga raray xaafada lineka bilayska ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa ka waramay xaalada nololeed ee goobta cusub ee la dajiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS