“Ninka Maanta Somaliland Utanaasula Ee Go,aankaa Qadhaadh Qaataa, Shacabku, Abaal Ayay Uhayaan”Axmed Sh, Cali Ayaanle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ninka Maanta Somaliland Utanaasula Ee Go,aankaa Qadhaadh Qaataa, Shacabku, Abaal Ayay Uhayaan”Axmed Sh, Cali Ayaanle.
October 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa ka  hadlay qodobadii ay beesha bariga burco ku xaliyeen khilaafkii siyaasadeed ee dalka oo uu sheegay in ay buuxiyeen halkii beesha caalamka ooh ore ay udhacday Somaliland oo kala bixila in beesha caalamku usoo gurmatay oo ay qodobo uyeedhiyeen madaxdii Somaliland

Sidoo kale axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa fariin udiray cidkasta oo diidan go,aankaa lagu xaliyay khilaafkii doorashooyinka isagoo xubnaha diidan ugubaaqay in ay aqbalaan islamarkaana utanaasulaan shacabka Somaliland.

COMMENTS
LINKS