|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ninka Maanta Somaliland Utanaasula Ee Go,aankaa Qadhaadh Qaataa, Shacabku, Abaal Ayay Uhayaan”Axmed Sh, Cali Ayaanle.
October 7, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa ka hadlay qodobadii ay beesha bariga burco ku xaliyeen khilaafkii siyaasadeed ee dalka oo uu sheegay in ay buuxiyeen halkii beesha caalamka ooh ore ay udhacday Somaliland oo kala bixila in beesha caalamku usoo gurmatay oo ay qodobo uyeedhiyeen madaxdii Somaliland Sidoo kale axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa fariin udiray cidkasta oo diidan go,aankaa lagu xaliyay khilaafkii doorashooyinka isagoo xubnaha diidan ugubaaqay in ay aqbalaan islamarkaana utanaasulaan shacabka Somaliland. Related posts:Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Daraasad Daboolka Ka Qaaday In Uu Fashilmay Qorshihii Biyo Balaadhinta... DAAWO;- Agaasimaha G, Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dh... Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada jsl Oo Lagu Qabtay Magaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|