“Ninka Diidan In Laascanood Somaliland Laga Xukumo, Sidee Buu Iigu Qancin Karaa, Hargaysa In Xamar Laga Xukumo”Caaqil Jaambiir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ninka Diidan In Laascanood Somaliland Laga Xukumo, Sidee Buu Iigu Qancin Karaa, Hargaysa In Xamar Laga Xukumo”Caaqil Jaambiir.
October 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Chief caaqil  rashiid jaambiir suldaan oo lala yeeshayw waraysi ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka somailand go,aamadii ay soo saareen gudida beesha bariga burco ee lagu xaliyay khilaafkii doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale caaqil jaambiir ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay in madaxda somaliya muqdisho siwayn ugu soo dhaweeyay hogaamiyaha khaatumo iyagoo raadinaya midnimo somaliyeed

Dhanka kale chief caaqil jaambiir farta ku fiiqay doorkii uu faarax macalin oo uu uhaystan nin somaliyeed uu ku lahaa dagaalkii ka dhacay laascanood ee lagaga soo horjeeday Somaliland isagoo ku qanacsan isagu in sawaaxili xukumo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS