Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 112Aad Ee Dalka Taiwan Oo Lagu Qabtay Caasimada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 112Aad Ee Dalka Taiwan Oo Lagu Qabtay Caasimada Somaliland.
October 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 112aad ee dalka tawain ayaa maanta lagu qabtay caasimada Somaliland hargaysa taasi oo ay kazoo qabgaleen madax ka socotay xukuumada somaliland iyo wakiilka tawain ufadhiya Somaliland.

COMMENTS
LINKS