Masuuliyiin Xukuumada Katirsan oo Xadhiga ka jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Wado Makaahiil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan oo Xadhiga ka jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay Deegaanka Wado Makaahiil.
October 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo xubno kale ayaa xadhiga ka jaray dhaam biyood laga hirgaliyay deegaanka wado makaahiil ee degmada farowayne.

Dhaam biyood ayaa waxaa hirgalisay haayada Pfaro foundation.

COMMENTS
LINKS