Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Kormeeray Dooxa Cabaad Wayne Oo Roobabku Khasaare Soo Gaadhsiiyeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Kormeeray Dooxa Cabaad Wayne Oo Roobabku Khasaare Soo Gaadhsiiyeen
October 29, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka oo ay weheliyaan maamulka gobolka saaxil ayaa kormeer ku tagay dooxa cabaad wayne oo roobkii maalintii shalay da,ay khasaare soo gaadhsiiyay islamarkaana qaaday gaadhi uu ku geeriyooday marxuumkii watay.

COMMENTS
LINKS