“Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahina Waxaan Leeyahay 9jeer, Ayaad Dagaal Sokeeye Na Galisay..”Buurmadow | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahina Waxaan Leeyahay 9jeer, Ayaad Dagaal Sokeeye Na Galisay..”Buurmadow
October 18, 2023 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne bixi oo uu sheegay in aanu ka xishoon beesha uu kazoo jeeda oo uu doonayo xiligan in uu galiyo dagaal kadib markii uu ku fashilmay dagaalkii laascanood hubkii qarankana kaga yimid gooja cade

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa luuqad adag kula hadlay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin oo uu sheegay in uu sagaal jeer jabiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS