|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahina Waxaan Leeyahay 9jeer, Ayaad Dagaal Sokeeye Na Galisay..”Buurmadow
October 18, 2023 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne bixi oo uu sheegay in aanu ka xishoon beesha uu kazoo jeeda oo uu doonayo xiligan in uu galiyo dagaal kadib markii uu ku fashilmay dagaalkii laascanood hubkii qarankana kaga yimid gooja cade Sidoo kale boqor buurmadow ayaa luuqad adag kula hadlay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin oo uu sheegay in uu sagaal jeer jabiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyay Murashaxa Golaha Wakiilada Ee G, Maroodi Jeex Amb Maxa... Suxufi Cabdilaahi Wayab Oo Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Sifo Sharci Daro Ah Uxidhan Iyo Jidh Dil Loo ... Dowlada Iran ayaa sheegtay inay dhameystirtay barnaamij internetka isha ku haynaya gaar ahaan barta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|