|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maamulka Puntland Oo Aad Ugu Fadallo Dheer Inuu Somaliland Hab Beelaysan Dhul Kaga Qaato, Waxan Leeyahay Waynu Is Hurranahay” Madaxwayne Biixi.
October 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu digniin u diray maamulka Puntland oo gardarro joogto ah ku haya xuduudaha bari ee qaranka, waxana uu caddeeyey inaanay marnaba hirgeli doonin rabitaanka maamulkaasi ku kala dhantaalayo Somaliland, waxana uu yidhi,“Maamulka Puntland oo aad ugu fadallo dheer inuu Somaliland hab beelaysan dhul kaga qaato waxan leeyahay waynu is hurranahay inay Somaliland dhul ka qaadi karto iyo in kale, waxa lamid ah xildhibaanno Kenya ah oo wax la qaybsada siddeetan quruumood oo kala Diin iyo kala Af ah, haddana dab ka dhex shidaya Somaliland.” HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Kaadiriintii KULMIYE Laga Caydhiyay Oo Isku Diyaarinaya Mucaaridad Culus Iyo Dareenada ka Dhashay Du... Shacbiga Abaarso Oo Qeylo Dhaan Ka Bixiyey Biyo La.aan Ka Jirta Deegaanka Iyo Fariinta Ay Udireen Xu... Maxaa Ka jira In Wasiirka Madaxtooyadu Wareegto Uu Soo Saaray Saxeexii Iyo Accounadii Kaga Xayir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|