Maamulka Degmada Arabsiyo Iyo Masuuliyiin kale oo Kormeer ku tagay deegaanka Carro Guduudan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Arabsiyo Iyo Masuuliyiin kale oo Kormeer ku tagay deegaanka Carro Guduudan,
October 8, 2023 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Gudoomiyaha degmada  Arabsiyo iyo isu-duwaha wasaaradda beeraha ee gobolka gabiley Oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka Gabiley  ayaa kormeer ku tagay  deegaanka carro-guduudan oo katirsan Degmada arabsiyo ee Gobolka Gabiley.

COMMENTS
LINKS