Iska Hor Imaad Udhexeeya Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilayska Iyo Ciidamada Booliska Oo Sobobay Khasaare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Iska Hor Imaad Udhexeeya Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilayska Iyo Ciidamada Booliska Oo Sobobay Khasaare.
October 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha degan xaafada lineka bilayska ee badhamaha magaalada hargaysa iyo ciidanka booliska ayaa waxaa dhexmaray iska hor imaad ka dhashay kadib markii ay dadwaynuhu ogaadeen in xukuumadu dhulka ay degan yihiin ka iibisay ganacsato

Iska hor imaadkna ayaa sobobay khasaare leh dhaawac hal qof ah.

 

COMMENTS
LINKS