Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udirtay Mucaaridka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udirtay Mucaaridka Jsl.
October 12, 2023 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Rooda Cabdi Muuse iyo wafti ay hogaaminayso oo lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley

Sidoo kale gudoomiye rooda ayaa markale ka hadashay mawqifka ururkeega ee doorashada isa saran iyadoo fariin udiray musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani.

COMMENTS
LINKS