Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Su,aal La Waydiiyay Ficil Kaga Jawaabay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Su,aal La Waydiiyay Ficil Kaga Jawaabay.
October 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horsed cabdilaahi dirawal oo maanta kamid ahaa qaarkamid ah urur siyaasadeedyada oo golaha hortagay ayaa wax laga waydiiyay sobobta uu isagu shacabka Somaliland ugu tanaasuli laaya,a una aqbali waayay go,aamadii laga soo saaray khilaafka doorashooyinka taasi oo uu kaga jawaabay hadal cadho leh iyo dhaqaaq uu ka tagay warbaahintii waxwaydiinaysay.

COMMENTS
LINKS