Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Suurtoobay In Laascanood Laga Gooyo Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Suurtoobay In Laascanood Laga Gooyo Somaliland.
October 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga horyimid qoraal kazoo baxay maamulka somaliya oo ay sheegeen in ay khaatumo u aqoonsadeen maamul fardaraalka somaliya hoostaga isagoo wacad ku maray in aanay marnaba suurtobay in Somaliland gudaheega laga maamulo muqdisho.

 

COMMENTS
LINKS