Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaaladaha Halista Ee ku Gedaaman Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray shacabka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Xaaladaha Halista Ee ku Gedaaman Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray shacabka!
October 19, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ku gadaaman Somaliland isagoo ku baaqay in shacabka Somaliland looga baahan yahay in ay umidoobaan difaaca dalkooga.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa soo jeediyay In shir lagaga tashanayo xaalada Somaliland lagu qabto deegaanka baligubadle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS