Gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Horseed Oo Markale Ganafka Ku Dhuftay Xeerka Doorashada Isa saaran Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeed Horseed Oo Markale Ganafka Ku Dhuftay Xeerka Doorashada Isa saaran Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyeen!
October 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi dirawal ayaa markale sheegay in aanu aqbalay qodobadii beesha bariga burco soo saareen ee golaha wakiiladuna ansixiyeen doorashada isasaaran ee madaxtooyada iyo ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS