Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Faarax Qabile Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Maxamed Faarax Qabile Oo Ka Hadlay Wakhtiga La Aasayo Iyo Goobta!
October 11, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada burco ku geeriyooday xildhibaan Hore Maxamed faarax Qabile oo kamid ahaa siyaasiyiinta haldoorka ah ee reer Somaliland mudo dheer katirsanaa golaha wakiilada Somaliland

Gudida qaban qaabada marxuum qabile ayaa ka hadlay wakhtiga la aasi doono marxuumka iyo goobta lagu aasayo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS