|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gobolnimada Gabiley Uma Dabranaan Doonto, Xeerka Caasimada, Ee Sida Ugu Dhakhsaha Badan Ayaanu Uhor Gaynaynaa Golaha Wakiilada”Xil. Xasan Dhuxul.
October 10, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay dhagaha shacabka gobolka gabiley kaasi oo ku saabsan raadinta gobolnimada gabiley oo uu sheegay in aanay udabranaanayn xeerka caasimada. Sidoo kale xildhibaan laabsaalax ayaa sheegay in dhawaan golaha wakiilada hor gayn doonaan mooshin ku saabsan gobolnimada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay In Xuska 18-May Iyo in Ay Kasoo Qayb Galayan ... Safiirka Somaliland U fadhiya Emaaraadka Baashe Cawil Oo Shirkad Maalgashi kaga Dhawaaqay Dubai, Uj... DAAWO;-Qoraa Itoobiyaan Ameerikaan Ah Oo Somaliland Ku Tilmaamtay Wadan Kulmiyay Dadyow Badan Oo Dun... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|