Go’aamo Kasoo Baxay Guddida La Dagaalanka Sicir Bararka iyo kor-u-qaadista Qiimaha Shillinka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Go’aamo Kasoo Baxay Guddida La Dagaalanka Sicir Bararka iyo kor-u-qaadista Qiimaha Shillinka Jsl.
October 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida la dagaalanka scir bararka iyo kor uqaadista qiimaha shilinka Somaliland ee xukuumada Somaliland ayaa soo saaray go,aamo la xidhiidha sidii looga hortagi lahaa kor ukaca sarifka lacagaha qalaad iyo qiima dhaca shilinka Somaliland kuwaasi oo awaamiir culus dul dhigay shirkadaha iyo ganacsatada dalka

HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFAADEEDKA AY SOO SAAREEN GUDIDANI;

 

COMMENTS
LINKS