“Garaad Jaamacoow Arinta Awdal, Shaqo Kuu Taalla Ma Aha, Reer Awdalna Waxa Leeyahay Nabadiina Ilaashada” Xildhibaan Axmed Khaliif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Garaad Jaamacoow Arinta Awdal, Shaqo Kuu Taalla Ma Aha, Reer Awdalna Waxa Leeyahay Nabadiina Ilaashada” Xildhibaan Axmed Khaliif.
October 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa luuqad adag kula hadlay garaad jaamac garaad cali garaadkii huriyay colaada laascanood oo hada doonaya in uu gobolka awdal dab sudho,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS