|
|||||
WAJAALE NEWS
“Doorashada Madaxtooyada Iyo Ta Ururada Ee Laysa Saaray, Labada Waa In Aanu Ka Qaybgalnaa, Midna Kama Maqnaan Karno”Gudoomiyaha Ururka Hilaac Prof Samater.
October 30, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Gdoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater oo habeenkii xalay la hadlayay bulshada reer boorama ayaa si guud uga hadlay xaalada dalka aragtida ururka hilaac ee qabsoomida doorashooyinka isa saran ee Somaliland iyo mawqifka ururkiisa iyo bulshada ee matalayo ee awdal iyo guud ahaan Somaliland Sidoo kale prof samater ayaa sheegay in lagama maarmaan tahay in ka qaybgalaa labada doorasho ee laysa saaray ka madaxtooyada iyo ka ururadaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|