Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Hadashay Damaca Itoobiya Ee Bada Cas | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Si Adag Uga Hadashay Damaca Itoobiya Ee Bada Cas
October 22, 2023 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa si adag uga hadashay hadal dhawaan kazoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya oo uu ku sheegay in itoobiya qasab ku tahay in ay hesho bad isagoo xusay in damacoogu yahay bada cas

Hadaba dawlada jabuuti ayaa wax lala yaabo ku tilmaamtay hadal raysalwasaare abiye axmed.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS