DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Degmada Daarasalaam Oo ka Hadlay Muran Dhuleed Udhexeeya Degmada Agabar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Degmada Daarasalaam Oo ka Hadlay Muran Dhuleed Udhexeeya Degmada Agabar!
October 27, 2023 - Written by Editor:

DAARASALAAM(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka degmada daarasalaam oo kamid ah gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay muran xuduudeed udhexeeya degmada agabar ee gobolka gabiley

Sidoo kale waxgaradkan ayaa jawaab ka bixiyay hadal ay dhawaan warbaahinta mariyeen xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley oo iyagu ka hadlay deegaankan lagu muransan yahay ee udhexeeya labadan degmo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS