SAYLAC(W,N)-siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ee degta gobolka salel ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ku sugan tahay somaliland
sidoo kale haldoorka beesha ciise ayaa cadeeyay mawqifka ilaalinta qarannimada somaliland .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;