DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Sheekh Loogu Sameeyay Marxuum Maxamed Faarax Qabile | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Sheekh Loogu Sameeyay Marxuum Maxamed Faarax Qabile
October 12, 2023 - Written by Editor:

Sheekh(W,N)-alle ha,naxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada sheekh loogu sameeyay marxuum maxamed faarax qabile oo kamid ahaa xildhibaanadii baarlamankii hore ee somaloliland

Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay madaxdhaqameed, madaxda xisbiyada mucaaridka iyo bulshada qaybaheega kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS