Col. Caare Oo Luuqad Adag Kula Hadlay kooxaha Doonayay In Ay Colaad Ka Huriyaan Gobolka Sanaag Iyo Baaqa Uu Udiray Shacabka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Col. Caare Oo Luuqad Adag Kula Hadlay kooxaha Doonayay In Ay Colaad Ka Huriyaan Gobolka Sanaag Iyo Baaqa Uu Udiray Shacabka Jsl.
October 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Col siciid cawil caare oo dalka dibadiisa kazoo noqday islamarkaana lagu soo dhaweeyay adaarka caasimada hargaysa ayaa si adag uga hadlay xaalada guud ee dalka arimaha colaadeed ee laga hurinayo gobolka sanaag isagoo ku baaqay in shacabka Somaliland wada ciidan noqdaan una diyaar garoobaan difaaca dalka.

COMMENTS
LINKS