Boqor Buurmadow Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Garaad Jaamac, Sheegayna In Aanu Ka Yeelay In Uu Dab Galiyo G. Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Garaad Jaamac, Sheegayna In Aanu Ka Yeelay In Uu Dab Galiyo G. Awdal
October 21, 2023 - Written by Editor:

DUBAI(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa si adag uga horyimid qorshe garaad jaamac ku doonayo in uu dabkii uu laascanood galiyay oo kale ka huriyo gobolka awdal iyo kulankii uu la yeeshay ugaaska beelaha samaroon.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS