Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Digniin Culus Udiray Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Digniin Culus Udiray Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Punthland
October 11, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Badhasaabka Gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka sanaag isagoo digniin culus udiray madaxwayne kuxigeenka maamul goboleedka punthland axmed karaash oo isagu ku hawlan in uu colaad ka dhex huriyo beelaha walaalaha ah ee wada degan gobolka sanaag.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS