“Anigu Khudbadaa Madaxwaynaha, Waan Layaabay, Waxaa Looga Fadhiyay In Uu Ka Hadlo, Wixii Ciidamada Looga Soo Saaray Gooja Cade Iyo Siyaasadii Ciidanka Jabisay” Prof Cabdi Cali. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Anigu Khudbadaa Madaxwaynaha, Waan Layaabay, Waxaa Looga Fadhiyay In Uu Ka Hadlo, Wixii Ciidamada Looga Soo Saaray Gooja Cade Iyo Siyaasadii Ciidanka Jabisay” Prof Cabdi Cali.
October 16, 2023 - Written by Editor:

“Bil Iyo Dheeraad Intuu Iska Aamusnaado,May Ahayn Shir Dhaqaalaha Lagaga Hadlayay, Intuu Kasoo Dhex Muuqdo, Inuu Waxyaabahaa Inooga Sheekeeyo ”Prof Cabdi Cali.

Prof Cabdi Cali Jaamac oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka dareen celiyay khudbadii madaxwayne biixi ka dhawaan ka jeediyay shirkii dhaqaalaha xili laga sugayay in uu ka hadlo sobobtii ciidamada qaranka Somaliland looga soosaaray goojacade iyo cida lahayad masuuliyada ay ku jabeen ciidamadu

Sidoo kale Prof cabdi cali ayaa madaxwayne biixi dusha usaaray dhibaatooyinkii dalka ka dhacay isagoo sheegay in aan ooga baahnayd in uu dadka canaanto looga fadhiyo ka hadalka jabkii ciidanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS