Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maanta Kazoo Degay Madaarka Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Maanta Kazoo Degay Madaarka Caasimada Hargaysa.
October 25, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan cabdiraxmaan Ibraahim Abees ayaa maanta kazoo degay madaarka caasimada hargaysa kadib markii laba cisho ka hor walaalkii maxruum mustafe ibraahim abees uu askari katirsan ciidanka boolisku toogasho ku diley isagoo dalka uyimid in uu qoyskiisa kala qaybgalo tacsida walaalkii.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS