Xldhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ku Baaqay In La Baadho Dhibaatadii Ciidanka Qaranka Ku Dhacday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xldhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ku Baaqay In La Baadho Dhibaatadii Ciidanka Qaranka Ku Dhacday
September 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan meecaad oo katirsan Mudanayaasha golaha wakilada Somaliland ayaa ku baaqay In Baadhitaan lagu sameeyo dhibaatadii ciidamada qaranka somaloiland ku dhacday ee sobobtay in ay kazoo baxaan goojacade islamarkaana uu khasaare culus soo gaadho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS