Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ay Ku Kacday Xukuumada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Baahsan Oo Ay Ku Kacday Xukuumada Somaliland
September 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame ayaa soo bandhigay musu maasuqyo baahsan oo ay ku kacday xukuumada madaxwayne biixi iyo meelaha uu ka dhacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS