Xildhibaan Ku Baaqay In Baadhis Rasmi Ah Lagu Sameeyey Sobobta Keentay Dabkii Suuqa Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ku Baaqay In Baadhis Rasmi Ah Lagu Sameeyey Sobobta Keentay Dabkii Suuqa Magaalada Wajaale.
September 19, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ku baaqay in baadhis ramsi lagu sameeyay sobobta keentay in ay soo noq noqoto gubashada suuqa magaalada wajaale oo markii sedexaad gubtay mudadii uu xilka hayay madaxwayne biixi

COMMENTS
LINKS