Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Bulshada Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aan Dadka Reer Sool La Dhibaatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Bulshada Reer Somaliland Ugu Baaqay In Aan Dadka Reer Sool La Dhibaatay!
September 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro xukuumad somaliand katirsan ayaa bulshada reer somailand ka ugu baaqay in aanay midnimadooda dhaawicin dagalada ka dhacayaa magaalada laascanood

Sidoo kale mausuliyiintan ayaa ku baaqay in aan la dhibaatay dadka reer sool eek u nool caasimada iyo gobolada kale ee dalkakuwaasi oo ay wada leeyihiin dalka balse dadka warxumo tashiilka ahi kala fogaynayaan.

 

COMMENTS
LINKS