Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul-gariirkii Ku Dhuftay Dalka Marooko! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul-gariirkii Ku Dhuftay Dalka Marooko!
September 10, 2023 - Written by Editor:

MAROCO(W,N)-Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof kadib dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Marooko ee waqooyiga Afrika. Dhaawaca ayaa isna kumanaan ah oo ka badan tirada dhimashada.

Dhul-gariirkan ayaa ka mid ahaa kuwii ugu mashaqada badnaa ee qarnigan dhaca.

 

 

COMMENTS
LINKS