|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo ka Warbixiyay Qaabkii Ay Udamiyeen Dabkii Ka Kacay Magaalada Wajaale.
September 17, 2023 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Taliyaha cidanka dab damiska somaliland gen sawaaxili ayaa ka warbixiyay qaabkii ay ciidamada dabdamisku ugu guulaysteen in ay xakameeyaan dabkii ka kacay meherada ganacsi ee magaalada wajaale kaasi oo ay shufbeeleen ganacsi badani Taliye sawaaxili ayaa dhanka kale umahad celiyay gurmadii uga yimid maamulka dawlad deegaanka itoobiya ee magaalada jig jiga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qaybo Kamid Ah Barnaamijkiisa Siyaasade... Dadweynaha Reer Gabiley Oo Gaashaanka U Daruuray Diiwaan-Galinta Madaniga Ah Ee Xukuumadu Tunka Ku S... Xuska Maalinta Cuntada Adduunka, Oo lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybagalay! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|