Suldaan Cade Gude Oo Shaaciyay In Lasoo Gabo Gabeeay Jabhadii Buurta Gacan Libaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Cade Gude Oo Shaaciyay In Lasoo Gabo Gabeeay Jabhadii Buurta Gacan Libaax
September 19, 2023 - Written by Editor:

GACAN LIBAAX(W,N)-Jabhadii buurta gacan libaax ayaa hubkii iyo gaadiidkiiba ku wareejiyay madaxdhaqameedka iyo xildhibaano ka socday beeshooda oo maalmihii udanbeeyay halkaasi ujoogay sidii loo soo afjari lahaa sii joogitaanka buurta ee jabhada gacan libaax

Sidoo kale suldaan cade gude oo dhamaan lagu wareejiyay jabhadii ayaa sheegay in ay soo dhamaatay arintii jabhadu islamarkaana aan dib loo arki doonin cid  sheeganaysa oo bulshada dhibaataynaysa.

https://www.youtube.com/watch?v=qk7puSY06Ic

COMMENTS
LINKS