|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Gaadiid Dagaal Oo Tiro Badan Lasoo Degtay, Una Dhaqaajisay Furimaha Hore Ee Gobolka Sool.
September 1, 2023 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa gaadiidka dagaalka iyo hub tiro badan oo la sheegay in ay lasoo degtay udhaqaajisay dhinaca gobolka sool iyo fadhiisimada ciidanka qaranka ee magaalada oog halkaasi oo ay ciidamada somaliland iskugu diyaarinayaan dagaal ay ku qaadaan kooxaha huwanta ah ee ku sugan gudaha gobolka sool kadib dagaalkii maalintii jimcihii ay ciidamada somaliland kaga soo baxeen fadhiisimadoodii duleedka laascanood iyo saldhigii goojacade HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Kumanaan Shacabka kala qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay ... Dawladda Iran Oo Ku Hanjabtay In Ay Ciidankeedu Gudaha U Gali Doonan Wadanka Pakistan,Haddii Anay Pa... War-saxaafadeed: Wasaaradda Duulista Oo Beenisay War Uu Maanta Ka Baahiyey Wargeyska Hargeysa Ka Soo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|