“Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaado Ayaa Loo Baahan Yahay”Cabdiqaadir Jirde. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaado Ayaa Loo Baahan Yahay”Cabdiqaadir Jirde.
September 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga waddani ayaa sheegay in aanay jabin ciidanka somaliland islamarkaana aanu jabin qaranku balse marka sida oo kale wax udhacaan loo baahan yahay isbadal cusub si loo saxo waxyaabaha ka qaldamay dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS