Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Kooxaha Midabada Badan Ee Isku Bahaystay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Duulaanka Lagu Soo Qaaday Somaliland Iyo Kooxaha Midabada Badan Ee Isku Bahaystay!
September 10, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibrahim maxamed meecaad oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada hada ay ku sugan tahay Somaliland iyo kooxaha isku soo bahaystay duulaanka qarannimadeeda ka dhanka ah

Sidoo kale prof meecaad ayaa farta ku fiiqay kuwo badan oo la shaqeeya cadowga Somaliland oo gudaha dalka marka midab iska soo dhiga.

 

COMMENTS
LINKS