“Mudane Madaxwayne; Nooc Fashil Hogaamineed Ah Oo Kuu Hadhay Majiro, Indhahaan Ku Arkana..”Xil, Maxamed Jaamac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Mudane Madaxwayne; Nooc Fashil Hogaamineed Ah Oo Kuu Hadhay Majiro, Indhahaan Ku Arkana..”Xil, Maxamed Jaamac.
September 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ee laga soo doorto gobolka saaxil ayaa dhaliilo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu ku fashilmay taladii dalka islamarkaana looga baahan yahay in uu qirto oo uu bulshada kusoo celiyo masuuliyadii ay udoorteen.

Sidoo kale xildhibaan Maxamed Jaamac ayaa ka hadlay shaqaaqo kazoo cusboonaatay deegaanka cali saahid isagoo ugu baaqay madaxdhaqameedka beesha garxajis iyo kuwa beesha ciise muuse, Kuwaasi oo uu ka cunaantay In ay ka gaabiyeen hadalkeega iyo in ficil ahaan wax lagaga qabto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS