|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ee Ardayda Dugsiga Dhexe Iyo Kuwa Sare!
September 14, 2023 - Written by Editor:SHEEKH(W,N)-Wasiirka wasarada waxbarashada oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka jsl ayaa maanta si rasmi ah ushaaciyay natiijada ardayday ufadhiisantay imtixaanka fasalada 8aad iyo kuwa dugsiyada sare ee fasalada 4Aad Sidoo kale mausuliyiinta ayaa sheegay ardayda kaalmaha uhore ugalay dugsiga dhexe ee fasalada 8aad iyo kuwa secodry ee fasalada afraad iyo kuwii ugu hooseeyay dalka. Related posts:Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xaflad Dharka Lagu Xayaysiinaya... DAAWO; Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Somaliya Iyo Somaliland Oo Kulan Xasaasiya Magalada Harga... Shirka Nabadaynta Beelihii Dirirtu ku Dhexmartay Deegaanka Cali Shaahid Oo Ka Furmay Magaalada Burco... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|