Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Taliska Ciidamada Qaranka Ee Magaalada Oog | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan Xukuumada Jsl Oo Gaadhay Taliska Ciidamada Qaranka Ee Magaalada Oog
September 19, 2023 - Written by Editor:

OOG(W,N)-Wafti xukuumada ka socda oo ay hogaaminayso wasiir kuxigeenka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo Yurub ayaa manta gaadhay taliska ciidamada qaranka Somaliland ee magaalada Oog ee Gobolka sool halkaasi oo ay gaadhsiiyeen dawooyinka iyo agabka kale ee caafiimaadka

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa soo kormeeray xarunta caafimaadka ee ciidanka qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS