“Markii Wax Walba La Dhammeeyay, Waxa Aynu Maraynaa In La Iibiyo Garoomadii Ciyaaraha Iyo Xeryihii Ciidamada”Sh, Maxamed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Markii Wax Walba La Dhammeeyay, Waxa Aynu Maraynaa In La Iibiyo Garoomadii Ciyaaraha Iyo Xeryihii Ciidamada”Sh, Maxamed
September 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa si adag uga horyimid iibka iyo xaraashka ay xukuumadu ku hayso dhulkii danta guud ee garoomada kubada iyo xeryihii ciidamada

Sidoo kale sheikh maxamed ayaa baaq culus udiray ganacsada Somaliland ee iyagu iibsanaya dhulka danta guud.

COMMENTS
LINKS