Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Runta Usheegay Reer Awdal Iyo Shirqoolada Uu Uga Digay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Runta Usheegay Reer Awdal Iyo Shirqoolada Uu Uga Digay!
September 10, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ku sugan magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasiyay oo la xidhiidha xaalada Somaliland duulaan ka dhan ah qarannimada somaliland oo lagu hawlan yahay kuwaasi oo ku jihaysan reer awdal.

COMMENTS
LINKS